Cilmi nafsigu wuxuu dadka ka caawin karaa iney
hagaajiyaan go’aan qaadashadooda, maareynta
cadaadiska iyo hab-dhaqanka ku salaysan fahamka habdhaqankii hore Si ay sifiican u saadaaliyaan hab dhaqanka
mustaqbalka.
Sidoo kale cilmi nafsigu waa aqoon loo bahanyahay
CILMI-NAFSI maxaa yeelay wuxuu sahlaa dadka iney si fiican u
fahmaan sida ay maankoodu ushaqeeeyo,taasna waxay
noo sahlaysaa in cudurrada maskaxda aan si fiican u
fahano oo markaas si fiican u maareyno.
Waxaa kaloo cilmi nafsigu ka caawiyaa dadka,maamulida
xariirka ay la leeyihiin kuwa hareerahooda jooga sida,
asxaabta,walaalaha,waalidka,xaaska,,Dariska iyo wixii la
mida isla mar ahaantaana wuxuu inaga caawin karaaa
hadaan barano cilmi nafsiga,sida loo dhiiri galiyo kuwa
murugsan ama walaaca qabo,adigoo taloyin sii karaya
kadib aad siwanaagsan u dhagaysato dhibaatada u
qofkaas tabanayo.
Guud ahaan cilmi nafsigu wuxuu la shaqeeyaa
caafimaadka maskaxda iyo maanka.
Cilmi nafsiga bulshada wuxuu ka caawineyaa iney
fahmaan sida jirka iyo maskaxdu u wadda shaqeeyaan.
Aqoontaas waxay ka caawin kartaa ggo’aan qaashada iyo
fogaanshaha xaaladaha walaaca leh,sidookale waxay ka
caawin kartaa maareynta wakhtiga,dejinta iyo
gaaritaanka yoolka
Anshaxa-hoosaadka cilmi-Nafsiga:
Cilmi nafsiga waa mid baahsan maanta ,anshax
hoosaadyo kala duwan ama qaybaha cilmi nafsiga ayaa si
weyn loo aqoon san yahay oo inta badan laga faa’idaysto
warshaddo kala duwan,qaar kamid ah hab-hoosaadka
CILMI-NAFSI cilmi nafsiga waxaa kamid ah:
-
cilmi-Nafsiga qoyska oo mararka qaarkood loo yaqaan
daaweynta qoyska,waxa ay diiradda saartaa
nidaamyadda dadka dhexdooda ah ee laga helo qoyska.
Cilmi -nafsiga ciyaaraha wuxuu diirada saaraa sida
arrimaha cilmi nafsiga u saameyn karaan wax qabadka
ciyaartoyga.
Ganacsiga-cilmi nafsiga ganacsigu wuxuu diirada saaraa
waxtarka goobta shaqadda ama ururka iyadoo loo
marayo daraasadda dadka iyo dhaqanka guud ee goobta
shaqadda.
Warbaahinta-cilmi nafsiga warbaahintu wuxuu diirada
saaraa xidhiidhka kakan ee kadhaxeeya warbaahinta iyo
saameynta ay ku leedahay habdhaqanka aadanaha.
Forensic- cilmi nafsiga dambi baarista waa hab lagu barto
shakhsiyaadka ku lug leh nidaamka sharciga, sida
markhaatiga khubarradda ama kuwa ku jira baarista
dambiyadda.
DUGSIYADA CILMI NAFSIGA:
Waagii hore ama wakhtiyadii horre dhakhaatiirta cilmi
nafsiga waxay isku raac sanaayeen hal iskuul, balse
wakhtigaan hadda la joogo iskuullada cilmi nafsigu way
bateen, aragridda iskuulladaas ay ka mididay san yihiin
waxaa waaye, fikirka aadanaha. Dhakhaatiirta cilmi
nafsiga waxay inta badan ku soo qaateen fikraddo iyo
aragtiyo cusub oo kalla duwan,kuwa soo socda ayaa ah
CILMI-NAFSI
qaar kamidda ah iskuullada waawayn ee fikirka ee
saameeyay aqoonteena iyo fahmkeena cilmi nafsiga
dhakhaatiirta cilmi nafsiga dugsiyada ayaa sidookale
awood u leh inay bixiyaan cilmi baarista
dugsiyadda,aqoon is waydaarsi.
Structuralism iyo functionalism:
Dugsida Hore ee fikirka Structuralism-ku waa falsafad iyo
hab ka samaysan aragtiyo cilmi-nafsi structuralism-ku
waa u janjeer xagga ciliga ah oo doonaayo inuu fahmo oo
sharaxo xaqiiqadda bulshada marka la eego
dhismayaasha bulshadda.
Qaab dhismeedyada waxaa lagu qeexaa iney yihiin
qaababka iyo qaababka xariirka bulshadeed iyo iskudarka ka dhex jiira qaybo ka kooban qaybaha bulshadda.
Structuralism-ka waxaa si wayn looga tix galiyaa inuu
yahay schoolkii ugu horreeyay ee fikirka cilmi nafsiga.
Aragtiddani waxay diirada saartay sidii loo kala jabin
lahaa hababka maskaxda ee qaybaha aasaasiga ah.
mufakiriintii waa wayneed ee la xariirtay qaab-dhismeedka waxaa kamid ahaa Wilhelm wundt iyo
edward Titchener.
Ahmiyada qaabdhismeedku waxay aheed yareenta-geedi
socodka maskaxdeed ee ku aaddan waxyaabah aasaasiga
u ah
Qaab-dhismeyaashu waxay adeeg sadaan farsamooyin ay
ka mid yihiin dhex-dhaxaadin si ay u falaan qeeyaan
geedi-socodka guddaha ee maskaxda aadanaha.
CILMI-NAFSI
Functionalism-ka waa aragti ku saabsan dabeecadaha
maskaxda sida laga soo xigtay dhakhaatiirta maskax ee
cilmi nafsiga .
Waxaa loo sameeyay falcelin ku aadan aragtiyaha
dugsiyada qaab-dhismeedka fikirka waxaana si wayn u
sameeyay william james functionalism-ka: shaqadeeda
waxay aheed howllaha maskaxda iyo la qabsiga.
Waxaad buugaan ku baran dontaa afar school oo cilminafsiga ama afar manaa Hij:
1: Duggsiyada dabeecadda ee fikirka cilmi nafsiga
(behaviorist school of throught in psychology)
2: dugsiyada fikirka nafsaaniga ah (psychoanalytic school
of thought)
3: dugsiga fikirka Aadanaha(Humanistic school of
thought)
4: gestalt of psychology.
1-Dugsiga Dabeecada fikirka aadanaha: Ayaa ku
adkaysanaaya in dabeecadaha lagu sifeyn karo si
cilmiyeysan iyadoo loo tixgalinaayo dhacdooyinka ee
guddaha ama dhismayaasha mala awaalka ah sida fikrada
iyo caqiidooyinka,taasoo ka dhigaysa dabeecada wax soo
saar badan oo diirada la saarayo fahamka nafsiga Dadka
ama xayawaanka.
dugsigaan waxaa aasasay john B.waston 18781958,
sanaddkii 1913 wuxuu ku dooday in cilmi nafsiga uu
CILMI-NAFSI
24
yahay sayniska dabiiciga ah oo arragtidiisa lagu xaddiday
dhacddooyin la arki halkaas oo dhacdooyinka kaliya ee
sidda dhabta ah loo qiyaasi karo ay ahaayeen dabeecadda
noolaha.
2: Dugsiga Fikirka Maskaxda:
Dugsigaan waxa uu ka ciyaraa door muhiima doorka
cilmi nafsiga iskuullka ee maraykanka iyo kanada ayaa
aad uga duwanaan karra doorka cilmi nafsiga iskuulkaani
ayaa si aad ah ugu xirnaa sharciga dadwaynaha iyo
waxbarashadda ardayda naafada ah iskuulkani wuxuu
xarrumo badan ku leeyahay 48 dal.
International school waa iskuul cilmi nafsi oo uu
aasaasay sugmund freud Dugsiga fikirkaani wuxuu
xoojiyay saameynta maanka iyo miyirka ku leeyahay
dabeeecada
freud wuxuu beeniyay in maskaxda aadanaha ay ka
koobantahay saddex walxood oo ah id ego iyo
superego.Sugmund freud wuxuu ahaa aabihii dugsigaaan.
3:Dugsiga fikirka aadanaha (Humanistic school of
thought)
Dugsigaani wuxuu ina barayaa waxa Bani aadan nimo
tahay iyo waxa la yiraahdo cilmi nafsiga aadanaha.
CILMI-NAFSI Waa maxay Bani’aadamnimadu?
… Bani-aadamnimaddu waa falsafad adkeynaysa
muhiimada ay lee dahay arrimaja aadanaha halkii la eegi
lahaa arrimaha diinta,rabbaniga,ama ruuxa.
Bani-aadannimdu waxay salka ku haysaa fikrada ah in
dadku lee yihiin ma’suuliyad xagga an shaxa is ay u
hogaamiyaan nolol si yshaqsi ahaan u guddanayso isla
mar ahaantaana gacan ka gaysanaysa wanaaga dadka.
Bani-aadamnimdu waxay xoo jineysaa muhiimadda
qiyamka iyo karaamadda aadanaha .
Sidookale waxay soo jeedinaysaa in dadku ay
dhibaatooyinka ku xalin karaan adeegsiga sayniska iyo
caqliga.
Bani-aadamnidu waxay diirada saaraysaa sidii dadka
looga caawin lahaa iney si wanaagsan u noolaadaan.
Humanistic school bani-aadan nimaddu waa mowqif
falsafadedd iyo anshaxeed oo xoga saaraya qiimaha iyo
wakiilka bani-aadamka,shaqsi ahaan iyo waddar ahaan
waxayna guud ahaan doorbidaan fikirka muhiim ah iyo
caddaynta.
Fikirka bani-aadann nimaduu wuxuu qabaa in dadka aan
lagu soo koobi karin qaybo laakiin taa badalkeeda ay
yihiin dad dhan oo leh sharaf waayo aragnimadooda waa
in la qiimeyaa.
Dugsiga kani waxaa uu nabarayaa tallooyin,aan ku
hormarin karno nafteena waxaana rajaynaa inay aad kuu
CILMI-NAFSI
26
an fici donaan aqriste:
Samee aragti ku saabsan waxa aad rabto
inaad gaarto
Tixgali waxa aad aamin santahay iyo
qiimahaaga.
Barro inaad aqbasho naftaada iyo dadka
kale.
Diirada saar inaad ku raaxaysato waayoarragnimadda halkii aad ka gaari la hayd hadafyo.
Joogtee rajadda wanaagsan.