NIMCAAN-BOSS Official Web-Page: Dadkii ugu horreyay ee cilmi-nafsi yaqaan ah(first people psychologists)

Followers

Tuesday, April 4, 2023

Dadkii ugu horreyay ee cilmi-nafsi yaqaan ah(first people psychologists)

Wilhelm wundt 1832-1920 wuxuu ahaa seynisyahan kii ugu horreyay oo cilmi nafsi yaqaan ah, magac buugiisa wuxuu ahaa (principles of psychological) waxaa la daabacay 1873 Wundt waxa uu cilmi-nafsiga u arkay daraasad cilmiyeed oo khibrad miyir leh,wuxuuna rumeysnaa in himilladda cilmi nafsiga oo ay tahay in la aqoon saddo cilmi-nafsiga. Wundt waxa uu isticmaalay introspection(waxa uu ugu yeedhay aragti guddaha ah) waa hab lagu ogaado waayo aragnimadda qofka sida ugu macquulsan ee suurta galka ah,isaga oo maskaxda bani’aadamka ka dhigay sida dhinac kasta oo kale oo dabiici u ah saynisyahanku arkay. William jemes (1842-1910) waxa uu ahaa cilmi nafsi yaqaankii ugu horray dalka mareykan ka ah kaas oo ka qaatay aragti kaduwan sida cilmi nafsiga u shaqeeyo. James aragtidiisa waxay aheed in kobaca garaadka kor loo qaaddo wuxuuna aqbalay sharraxaada sifooyinka noolaha ,laakiin Wilhelm wundt way ka duwaneed Aragtidiisa.

Xiligii qarnigii 17aad falsayahanad u dhalatay dalka faransiiska ee oo loo yaqaan (Rene Descartes) waxay soo bandhigtay fikrad ah in dadku ay ku kala duwan yihiin dabeecada. sidookale waxay ka qayb katahay dhacdooyinka cilmi nafsiga ee aasaasiga ah ee cilmi ahaaneed Cilmi nafsi gii hore oo ku saabsan maskaxda iyo dabeecadaheeda ayaa saameyn baaxad leh ku yeeshay mudadii u dhaxeeysay bartamihii 1800aad nin u dhashay waddanka mareynka ka oo loo yaqanay wilhelm wundt( foonti) ayaa is ticmaalay hab cilmi baaris ah si loo baadho dabeecada dadka. Wilhelm wundt Buugiisa waxaa la daabacay 1871 - 1874,mabaadi’da cilmi nafsiga fiyolojiga,ayaa sharaxay qaar badan oo kamid ah is ku xirnaanta ugu weyn ee seyniska cilmi nafsiga iyo daarasada fekerka aadanaha CILMI-NAFSI 6 iyo Hab-dhaqankii sa. Wundt wuxuu u mar dambe furay shaybaadhkii ugu horreeyay dunida ee 1879-dii jaamacada leipzig. munaasabadaas waxaa guud ahaan loo tixgeliyay bilowga rasmiga ah ee cilmi nafsiga oo ah anshax cilmiyeed oo kala duwan. Sidookale william james wuxuu u muuqday mid ka mid ah takhaatiirta cilmi nafsiga ee mareynka inta lagu guda jiro wakhtiga uu daabacay bugiisa caadiga ah, mabaaadi’da cilmi nafsiga, william James waxaa loo aqoon saday inuu yahay aabaha cilmi nafsiga ee dalka mareynkanka Bugiisa markiiba wuxuu noqday buuga ugu saameynta badan dalka mareynkan ka sidookale wuxuu sharaxay mabaadii’da aasaasiga ah ee dugsiyada cilmi-nafsiga fikradiisa ee cilmi nafsiyeed 1913-kii oo ahaa dhaqdhaqaaqa aragtida Waston ayaa markii dambe ka baxay si uu buxiyo qeexitaankiisa buugiisa dabeecada dabiiciga ah uu qoray 1914. Aragtiyo cusub ayaa la soo saaray sanadkii 1914 ayaa waxay sharaxayaan dabeecada aadanaha iyo shakhsiyada Aadanaha, cilmi-baaristii ugu dambaysay oo cilminafsiga ku saabsan ayaa waxay eegaysaa dhinacyo badan oo kamid ah waayo-aragnida aadanaha,laga bilaabo sanadkii 1915 dabeecadda Aadanaha ayaa si tartiib tartiib ah u sameeyay cilmi-nafsigu sidookale wuxuu saameyn ku yeeshay arrimaha bulshada iyo Habdhaqanka aadanaha. CILMI-NAFSI 7 Sidookale cilmi nafsigu wuxuu kayimid laba eray oo gariig ah oo gaar ah -psyche,oo micnaheedu yahay “naf,” “nolol,” ama “maan,” iyo logia ,oo micnaheedu yahay Barashada si fudud Hadii loo dhigo cilmi nafsigu waa barrashada maanka.

1 comment:

Characteristics of a good leadership (Astaamaha Hoggamiyah wanaagsan)

 Dhamaan Hoggaamiyeyaasha wanaagsani Waxay adeeg saddaan ugu yaraan qaarkamida astaamahaan Wadda jir ahaan,waxay ka kooban yihiin laf-dhaba...