Cilmi-nafsiga wuxuu lee yahay xirfado badan,laakiin dalkeena Soomaliya aan laga aqoonin,xirfadahaasina waa kuwa aan awoodno, ma aha kuwa aan awoodi waynay, haddaba akhriste waxaa laguugu dhiirigelinayaa inaad barato xirfadaha cilmi-nafsiga, buugaan ama dhiganahaan waxaad ku baran doontaa xirfado ku saabsan cilmi nafsiga :
Isgaarsiinta: isgaarsiintu si cad ayay muhiim ugu tahay xirfad kasta. Laakiin waxay si gaar ah muhiim ugu tahay marka la baranayo dabeecada aadanaha.
Tirada: dadka bartay cilmi-nafsiga waa inay haystaan meel lagu ogaado tirada xayawaanada iyo dhirta si loo ogaado tirada sadax ah ee ku nool dunida ,tiradda in la ogaado waa kaalin wayn oo ku salaysan cilmi-nafsiga,sidookale cilmi-nafsiga waxaa loo adeeg sadaa in tirada saxdaa ee dadka lagu ogaado.
Cilmibaaris: sikastaba ha ahaatee doorka cilmi-nafsigu ,cilmi baaristu waxay ka ciyaartaa qayb muhiima, hadii aad rabto inaad sameyso tijaabooyin hore loo sameeyay ama ku wa aan la samaynin waxaad u baahan tahay cilmibaaris ,Tusaale waxaa jira joornaalo saynis ah ku waa soo la helay toban sano ka hor waxaad rabtaa inaad hesho joornaaladaas waxaad CILMI-NAFSI samaynaysaa cilmi-baaris ku salaysan cilminafsiga,waana fursad ka banaan dalkeena Soomaaliya,waxaa loo baahan yahay dhalin yar ka shaqaysa cilmi-baaris ku salaysan dalkeena.
Dulqaad: natiijooyinka cilmi-nafsigu waxay badanaa qaadan karaan sanado si loo arko ,ha ahaato cilmi-baaris aad sameysay ama shaqo aad u qabatay Bukaan,laakiin si hormar loo gaaro waxaa loo baahan yahay dulqaad ,waa inaad awood u lee dahay inaad naftaada dhiirigeliso xitaa marka ay natiijadu ay noqon wayso sida aad rabtay,cilmi-nafsiguna waa qodobka uu diirada saarayo. Noocyada: magac aqoon yahan cilmi nafsiyeedka ah ayaa badanaa loo is ticmaalaa erey buste ah si uu usharaxo qof kasta oo kashaqeeya cilmi nafsiga,laakiin waxaa jira farqi udhaxeeya noocyada kala duwan ee cilmi nafsiga.
Tusaale ahaan,dhakhaatiirta cilmi nafsiga oo loo yaqaan cilmi-nafsi-yaqaanada waxay la shaqeeyaan dad ay kala kulmaan dhibaatooyin maskaxeed ayna sameeyaan howlaha sida qiimeynta,ogaanshaha iyo daaweynta macaamisha. Nooc kale oo cilmi nafsi yaqaan ah waa cilmi nafsi yaqaan nafsiyeed, xirfadlayaashaan waxay la shaqeeyaan ganacsiyada iyo ururada kale si ay u xaliyaan Arimaha la xadhiidha goobta shaqada,waxaa la gayaabaa in ay xoga saaraan goobaha shaqada oo amaan ah oo wax ku ool ah CILMI-NAFSI 10 ama abuuraya qaabdhismeed urur oo kordhiya wax soo saar iyo wax qabadka. Sidee ayaad u ogaaneysaa nooca cilmi nafsiga ee aad donayso inaad noqoto. Hal arin oo lagu ogaan karo waa inaad tixgaliso xirfad ku saleysan caafimaadka maskaxda ama melaha ku shaqada leh caafimaadka maskaxda. Goobaha gaarka ah: Marka aad haysato fikrad ku saabsan nooca cilmi nafsiga ee aad jeclaan laheed Inaad noqotid, waxaad markaas diirada saari kartaa qorshahaaga xirfadeed ee degaankaaga takhasuska ah oo u muuqda inuu ku haboonyaahy yolkaaga Iyo danahaaga. Haddii aad cilmi baaris ama aad xiiseynayso in lagu dabaqo fikradaha maskaxdaada dhabta ah,waxaa jira meelo badan oo u gaar ka ah cilmi nafsiga waxaa kamid ah cilmi nafsiga caafimaadka ,cilmi nafsiga baarista,Cilmi nafsiga ururka iyo cilmi nafsiga bulshada.
This comment has been removed by the author.
ReplyDelete