6 calaamadood ayaa lagu ogaan karaa arrintaan waxaa jira mowduucyo badan oo cilmi-nafsi ah sheegayana inuu qofk kaa fikirayo wakhti kasta waxaana arrintaan ka hadlay jaamacaddo iyo maarakiis oo addunka ku kala yaala, iyagoo sameeyay is-barbar dhig texliina ah iyagoo kasoo saaray calaamado aad ku ogaan karto qof kaa fikirrayo inuu jiro aduunka waxaana ku soo koobayaa Beyaankan:
1: markaad qof ka fekirayso si joogta ah: Hadda tahay qof kafikira qof cayiman si joogta ah oo maalin la ah,waxaa jirta suura galnimo ah in qofkaasi uu asna sidookale kugu fekirayo waxĂ ana shardi ah inay jirto cilaaqo iyo xariir su kiin xiraysa labadiina ama ay jirto inaad la haday deen xariir Horre,ka fekerkiisaan joogtada ah wuxuu cilaaqo la leeyahay aqoonta horre ee aad iskulahaydeen taasoo muujineysa inaad siinayso muhiimad gaara,muhiimadaa aad siinayso ayuu qofka kalana dareemayaa inuu jirto wax aan dabiici ahayn oo adinka dhaxeeya labadiina taas oo ka dhigaysa asigana inuu kaa fekiro ,fekirkan labada dhinacba noqday manoqonayo mid is-la eg markasta ama isku wakhti ah wuxuuna ku kala-duwanaayaa hadba wakhtiga iyo meesha la joogo.
2: inaad-si kadis ah u dareento inaad ka fogaaday:marka ay kugu dhacdo xaalad aad dareento kala fogaan qof aad isku dhawaday deen markii horre xaaladdan oo ekaata mid dhab ah,Haddaba xaaladaan waxaa dhacaysa inuu qofka kalana kaa fikirrayo adiga qudhaada.
3 : marka uu qof ku soodhawaado: sida ay qabaan culumada ku xeesha dheer luqadda jirka,marka uu qof kusoo dhawaado qofkaasi wuxuu soojeedinayaa Dareemahaaga ama inuu kaa Helo macluumaad kugu saabsan taasina waxay caddaynaysaa inuu qofkaasi kaa fekirayo si joogta ah markasta oo aad ka maqan tahay inay labada qof isku soo dhawaadaan waa calaamadaha ku tusinaya inay meeshaa jirtu in labada qof oo midba midka kale kafikirayo.
4: Dhoola caddeynta: Hadaad aragto qof si kadis ah isaga soo Hor baxdeen adinka oo horray u balamin dabeed uu kuu dhoola caddeeyo inta badann qofkaasi waxa uu noqdaa qof kaa fekirrayo muddo kaas oo si kadis ah isaga soo Hor baxdeen dibadeed isaga oo aan is ogaynn kuu dhoola cadeeyay.
5: kulanka Hal meel: inaad aragto qof usocda meesha aad usocoto si kadis ah waxaa dhici karta in qofkaasi sina uu kaa fikirayo adiga.
6: is-bedel dareen oo kadis ah: tan micnaheedu waxaa weeye adiga oo iska-farraxsan adigoo ku jirra xaallad qosol iyo wanaag ah inaad si kadis ah isku-bedesho sidookalana oo uu isku-bedello dareen kaagu oo aad dareento murrugo taasi waxay ku tusinaysaa inuu jiro qof aad saaxiib tihiin ama qof kuudhow oo kugu qaali ah oo u murugoonaya xiiso uu adiga kuu qabbo dabadeena ay ku qabato murugadii isaga Haysatay oo kale.
No comments:
Post a Comment