NIMCAAN-BOSS Official Web-Page: which girl have seven charters don't move your live!! Gabadha 7dan callaamadood leh waligaa haka tagein ( cilmi-nafsi):

Followers

Tuesday, April 11, 2023

which girl have seven charters don't move your live!! Gabadha 7dan callaamadood leh waligaa haka tagein ( cilmi-nafsi):

 Dumarka wanaagsani waxay lee yihiin astaamo badan oo wanaagu hoy u yahay balse mid ba mid ayay ka sii fiican tahay iyadoo ay sidaa tahay inaga soomaali ahaann kaalin muhiima ayay haweenku kaga jiraan nolosha guud iyo tan gaarka ah ba inkastoo ay badan yihiin maahmaahyada soomaaliyeed ee laga yirri haweenka ee qeexayya awoodooda iyo kartidooda iyo kaaalinta bulshadda ama qoyska ugu jiraan haddi aan mid kamid ah soo qaato waxay dhahahaysaa maahmaahdu “ninkaa kaa xaass fiican waligaa ma gaarirtid” u jeedada maahmaahdani waxay tahay darrajadda uu raga dheer yahay ninka xaaska wanaagsan haystaa ,ragga oo dhami way jecel yihiin inay helaan gabdh boqoradda ah oo dumarka ugu sarraysa laakiin intoodda badani wax lagu xusho daraasado dhanka cilmi nafsiga ah waxaa lagu ogaaday in gabadha 7arimood lagaa helaa at tahay tan ugu wanaagsan uguna muddan ee ninkii helaa uu nasiib  lee yahay faa’idooyinkas waxay ku anfacayaan marka ay gabadhaas tilmaamahaas leh noqoto adiga xaaskaaga ee illaahay qaddaray inay marwo kuu ahaato sidaa oo ay tahay raggu isku dooq maaha laakiin hadii aad mar uun haasaawo la wadaagto gabar sifooyinkan leh ha’sii dayn ee ku farro adeeg.


 1: dulqaadka:mid kamid ah astaamaha lagu garto dumarka ama gabadha wanaagsani waa dulqaadka gabadha ama inanta ah inay dulqaadato micnaheedu maaha inay qof liita tahay oo wax kasta ka aamusa una samra laakiin gabadha u dulqaadata waxyaabo badan kamid ah caqabaddaha nolosha xilliyadda adag marak qof kale qalad ka dhaco ka caqli badisa ee u dulqaadata waa gabar cajiib ah ogow sidookale marka ay marwadaadu fursad kuu siiso inaad go’aaano dag dag gaadho waxay kaa caawineysaa inaad ku dhiirato xalinta dhibaatooyinkaaga gaarka ah iyo kuwa qowskaaga ba hadiise ay naqoto mid aan waxbo kuugu dulqaadan karrin markuu qilaaf yar idin dhax yimaaddo uu saameyn ku yeesho waxaa suurta gal ah inay farxadiinu dhaamaato sidaas darteed gabadha dulqaadka badani waa gabar udub dhaxaad ah ee ogow.

 2: gabadha ku dhiirigelisa mar walba: majiro ama wuu yar yahay qof tilibaabo fiican samayn karra isagoo aan haysanin qof dhiirigeliya oo u muujiya garab istaag kawaran haddii ay garab kaaga taagan tahay gabar ku dhiirigelinaysa inaad fulliso oo gaarto u jeedooyinka noloshaada sida xaqiiqadda ah inta badan dadku waxay dhahaan guul kasta oo uu nin gaaro waxaa sabab u ah oo ka dambaysa qof dumar ah taas micnaheedu waxaa weeye in dhiirigelintu gabadha ay ku sin karto awood xad dhaaf ah iyo tamar badan oo aad caqabad kasta uga bareeri karto waana sababta ay san nolloshu uga maar min inay gabari ku dhiirigeliso oo ku tusto inaa tahay halyay waxkasta awood u leh inuu qabto.

 3 : gabadha daacadda ah : addunyada maanta la joogo aad bay u adag tahay in la helo qof daacad ah taasina waa sababta ay daacadnimaddu u noqotay mid kamid ah astaamaha dumarka wanaagsan marka ay lamaanahaaga ama gacalisadaada kuu sheegto runta wax kastana ay daacad kaga tahay waxaa hubaal ah inaad ka sarayso ragga kale ee gow middaa, sidookale waxaad ogaataa marwo kasta ama gabar kasta hanoqoto hooyadaa macaan wallaashaa, xaaskaaga gacalisaddaada inay kuu wanaag san tahay inaad la saaxiibto dakana uga dhawaato taas micnaheedu waa in iyadduna kuu noqonayso daacad si boqolkiiba boqol ah naf iyo maalna ay kuu hurayso

 4 :gabadha cafiska badan: dhamaanteen waxaynu dhahnaa haddallo uu xanaaq inaga keenay iyo ficilllo dhaamaantood inaynu saamaynaa aysan naga ahayn dhab oo marxallado gaara ay nagu la filayn Sidookale waxaynu samaynaa oo inaga dhaca qallalaad maadaama aynu nahay bani’aadam haddaba gabadha cafiska ku horrayso marka uu qilaaf dhaco ama mushkiladi timaado waa boqorad ah ee la soco ,waayo dumarku ma jecla inay cafiska ku horeeyaan ama inay dadku iyagu hor cafiyaan intooda badana waxay u yaqaanan ficilkaas haday sameeyaan inay doqonimo u tahay laakiin ogow haddii aad aragto gabar kucafidda marka uu qilaaf ama qallad  idin dhax yimaaddo waa gabar dumar dhaaftay 

5:gabadha garashadda leh: gabadha wanaagsani kama fikirto dumarkii aad horray u soo shukaaan satay ama u soo guursatay sidookale kuma mshquusho inaad hadda dumar kale shukaan satto iyo inkale waa gabar kalsooni badan isku qabta oo nafteeda la han wayn tahay waxayna aamin san tahay ninka iyadda helaa inuu dumarba ilaa wayo dama cooda iyo la hadal kooda, waxayna ka kasbataa qofka ay nolosha la waddaagayso kalsooni badan Sidookale gabadha garashadda leh meel cidla ah kama masayrto mana baarto wax walba oo aan haboyn ee sicaadiya ayay u daristaa xaaladdaha soo kordha marka ragow gabari waa garashee ogaadda 

6: gabadha naxariista badan: inta badan dumarku waxay caan ku yihiin naxariis balse way ku sii kala xeer dheer yihiin gaara ahaan marka ay arrintu ku saabsan tahay ninka ay nolosha la wadaagayaan ,sidaynu wadda ognahay aaddami ahaan naxariista kama maarano oo dhamaan teen waynu wadda jecel nahay in la inoo na xariisto ,haddii ay xaaskaaga kula qaybsato dhibaatooyinka naftaada haysta ama caqabaddaha nolosha waxaad naxariisteeda la helaysaa awood aad ubadan oo aad ku tamarisa mar walba sidaas darteed hadii aad xariir la leedahay ama ay xaaskaaga tahay gabar naxariis badan waxaa tahay nin sabiib badan waxaase waa jib kugu ah inaad garato xaaskaaga ama gacalisadaada kaalinta ay noloshaadda kaga jirto 

7:Gabadha farxadda ama dhoola cadaynta badan :sidaan wadda oganahay farraxaddu waxay kaalin muhiima kaga jirtaa nolosheena gabadha farxadda badan ama markasta dhoola caddaysa agteeda laguma caajiso xitaa haddi mushkulidda ku hayso ay badan yihiin, agteeda ayaa neecow farxaded ka helaysaa kuna ilaa waysaa mushaakilkii ku haystay oo dhan sidaa Sali lamid ah ninka nolosha lawaddaago gabar farxaamad ahi wuu ka nasiib badan yahay ragga waayo reerkiisu waa reer ay farxaddu biyo dhigtay sidaas darteed haday xaaskaagu tahay gabar farxad badan kuu siisa ama gacali sadaadu tahay mid ag joogeeda aad farxad badan ka hesho u mahad celi una sheeg inay tahay hadiyad rabi ku siiyay.

No comments:

Post a Comment

Characteristics of a good leadership (Astaamaha Hoggamiyah wanaagsan)

 Dhamaan Hoggaamiyeyaasha wanaagsani Waxay adeeg saddaan ugu yaraan qaarkamida astaamahaan Wadda jir ahaan,waxay ka kooban yihiin laf-dhaba...