Darraasaddo kala duwan oo lagu sameeyay dumarka ku nool caalamka waxaa la ogaaday inay jiraan haddalo ay dumarku si gaar ah u jecel yihiin,kuwaasoo dareen siinaya inay qiimo wayn ku lee yihiin ninka ay xariirka la lee yihiin agtiisa ,lix hadal oo kamid ah haddaladaas ayaan buugan ku baran doontaa si raguna ay u hellaan hub ay ku hantaan qalbiyadda dumarka ay daneeynayaan,dumarkuna ay u helaan erayadda ay u baahan yihiin inay maqlaan
1: waan jecelahay si’da aad u fakarto: marka aad u sheegto gabadha inaad jeceshahay hab faker keedda, waxay darree meysaa inaad qiimeynayso shakhsiyadeeda in kabadan inta aad qiimeynayso muuqaalkeeda dusha. waxaad ogaataa gabar kasta uu culays wayni ka haysto sida ay u qurxin la hayd muuqaalkeeda sare gaar ahaan marka ay la joogto ninka uu xariirka kala dhaxeeyo sidaas darteed ayay wakhti badan u galiyaan ka shaqaynta quruxdeeda ,iyadoo ay taasi jirto marka ay gabadhu dareento inuu ninku kaliya danay naynin quruxdeeda ee uu daney nayo caqligeeda shakhsiyadeeda iyo faker keeda waxay dareemeysaa in culays badani ka dagay iyo inaad qaddarin badan u hayso iyadda.
2: waan jecelahay inaan dhagaysto hadalkaaga: dumarku waa kuwa jecel inay markasta ka sheekeeyaan wax yaabaha ay soo arkeen waxyaabaha ay qabteen, iyo xitaa mushaakil kooda gaarka ah laakiin dhibta ugu badani waxaa weeye inta badan mahelaan cid siwaanagsan udhagaysta oo ay uga waramaan arrimahaasi xitaa hadii ay helaan markasta mahelaan, sidaas darteed marka uu wiil kuu sheego gabadha inuu jecelahay inuu dhagaysto hadalkeeda inuu jecelahay waxyaabaha ka dhacay musalsalka ay daawato ama waxyaabaha ay wadda sameeyeen iyadda iyo saaxiibaheeda waxay darreemeysaa dareen aad u qurrux badan waxaadna u soo jiidanaysa si waali ah.
3: waxaan kugu jecelahay sidda Aad tahay : hadalka kani waa mid kamid ah haddallada ay dumarku badan kood isku raaceen inay muhiim tahay gabadha inay ka maqasho ninka ay xariirka la leedahay sababtoo ah hadalkani wuxuu ka dajinayaa culays wayn waxay dareemaysaa inay san ku qasbanayn inay wax ka badasho nafteeda waxayna agtaada ka helaysaa xasi looni ay markasta soo doonato ,bal sawiro adigoo nin ah marka aad gabadha aad wadda sheekay sataan kuu sheegto inay kugu jeceshahay sida aad tahay iyo xaalad kasta dareen nuucee ah ayaad dareemi lahayd? Waaba iyadoo laga yaabo inaad qanac sanaan badan ka dareemayso muqaalkeeda miisaan keeda iyo sida ay dadku u arkaan.
4: fiicnaan lahaydaa hadaan mar horre ku baran lahaa: hadalkan wuxuu ka turjumayaa inay noloshaada ku jirto waliba aad ka qoomamay nayso inaadan wakhti horre la kulmin marka ay intaas kaa maqasho gabadha aad mustaqbalka ka rabto waxay dareemaysaa inaad ku qanacsantahay inay noloshaada ku soo biirto ,isla markaana aad ku fara adeegi doontid inaad ilaashato kuna fara adeegto markasta oo aad eraydaa u sheegtay waxaad arkaysaa iyadda oo noqotay gabar kale oo cusub waayo waxaa siisay tamar farxadeed iyo darreen firfircooni ah.
5: waan ku jeclaan donaa hadii uu misaankaagu noqdo laba boqol oo kiilo: hadalka layaabka kale ee aad maqlaysaan marka uu ninku usheego gabadha ina raaciyo sikasta uu miisaan keeda noqdo xittaa hadii uu u aad ubatto waxay gudaha ka darremaysaa farxad aan la soo koobi karrin. Dumarka iyo miisaanka badan waxaa kadhaxeeya xariir nacayb iyo dagaal ah laga yabaa in raggu badankoo inayn aad kula jeclayn inuu miisaankooda kordho iyo in kale,laakiin dumarka agtooda waa mowduuc khatartiisa watta ,waxaana laga yaabaa hadii aad gabar kula kaftanto inay buran tahay inuu eraygaas uu ku riddo niyad jab iyo kalsooni darro wayn sidaas darteed usheeg markasta gabadha aad lasocoto inaad ku jeceshahay sikasta uu miisaankeeda yahay waxaa tusaysaa inaadan ku jeclayn inay leedahay jir isku dheeli tirran ama buuran ee aad xaallad kasta ku rabto waxaa dhacaysa in gabadhu ka fakarto maadaama aad sikasta ku jeceshahay inaa tahay ka qurra ee u qalma inay miisaankeeda iyo caafimaad keeba u ilaaliso waxaad arkaysaa iyadoo ka taxaddraysa cuntadeeda iyo korarka miisaan keeda
6: waan ku jeclaan doonaa: Xitaa hadii aad 80 jir noqoto oo jirkaagu is baddalo wax yaabaha kale ee dumarka badankood dagaallka kula jiraan waxaa ka mida da’day iyo in wajigooda duu duumo waa sababta ay wakhti badan u galiyaan qurxinta wajigooda sidaas derteed marka ay kaa maqasho gabadhu inaad jeclaan doonto si kasta oo ay gaboobowdo wajigeedana u duu duumo waxaad u direysaa laba fariin
1: Inaadan waligaa ka tagi doonin ee la joogi doontid.
2: In isbedelladu wakhtigu ku sameyn doono jirkeeda iyo wajigeeda aanu is bedelli doonin.kuwaasi waxay ahaayeen qodobo ay dumarku ay jecelyiihin in ladho ama qof xariirka kala dhaxeeyo uu adeegsan karro, is midaas cagsigeeda dumarkuna way adeeg san karaan qodobadaan oo ragga waa ku oran karaan laakiin 80% dumarka ayaaa ku haboon.
No comments:
Post a Comment