NIMCAAN-BOSS Official Web-Page

Followers

Thursday, April 6, 2023

(The Relationship among psychology and education ) XARIIRKA KA DHAXEEYA CILMI-NAFSIGA IYO WAX BARASHADA

 Cilmi-nafsiga waxbarashadu waa laan kamid ah ama waa qayb kamid ah cilmi nafsiga,barashadda habraacyadda wax-barashadda la eegayo aragtidda garashadda iyo habdhaqanka la badaba,waxay u ogolaanaysaa cilmibaarayaashu inay fahamaan kala duwanaashaha shakhsi ahaaneed ee caqliga,hormarka,garashadda iyo saameynta iyo dhiirigelinta,is-xakameynta sidookale cilmi-nafsiga waxbarashaddu wuxuu si aad ah ugu tiirsan sanyahay hababka tirradda oo ay ku jiraan tijaabinta iyo cabirka si Kor loogu qaado howlaha waxbarashadda Wax Barashada cilmi nafsiga maanta .


Wakhtigii hore iyo maantay Barashada cilmi nafsiyeedku barashada iyo barida iyo is la wakhtigaas Waxay ku didaalaan sidii loo hagaajin lahaa wax barashada. Si loo fahmo sida ugu badan ee surtagalka ah ee ku saabsan barashada iyo waxbarida CILMI-NAFSI .

dhakhaatiirta cilmi nafsiga waxbarashada dadka baraan dhinac walba oo ku saabsan waxbarashada,haday ahaan lahayd xifdin,akhrin, qoris iyo wixii la mid ah. Door ka waxbarashada ee cilmi nafsiga: Qodobadaan soo socda waxay ka ciyaaraan doorka muhiimka ah ee cilmi nafsiga wax barashada  Illaa iyo intii cilmi nafsiga wax barashada lagu gudan jiray ilaa 100 sano dood ku saabsan waxbarashada ayay qabteen cilmi-nafsi yaqaanadu  Dadka qaar waxay aaminsan yihiin cilmi nafsiga wax barashada waxayna ku dabaqeeen waxqabad yada lagu dhax qabto goobaha waxbarashada. Kuwa kale waxay aaminsan yihiin iney ku lug leedahay adeegsiga habka cilmi nafsiga si loo barto fasalka iyo nolosha dugsiga Brophy 2003 wittrockadeegsia. CILMI-NAFSI 

  QAYBAHA CILMI-NAFSIGA

 Cilmi nafsiga waxaa loo qaybiyaa nuucyo badan buugaan ama dhiganahaan waxaan ku sheegi doonaa sadex nuuc oo kamid ah cilmi-nafsiga,sidookale waa kuwa ugu saameynta qaybaha cilmi-nafsiga. Bugaan waxaan ku sharixi donaa Seddex nuuc oo kamid ah cilmi nafsiga 

1: Cilmi nafsiga caafimaadka (Health psychology) waa qayb kamid ah, qaybaha uu cilmi nafsigu aad uga Hadlay maxaa yeelay cilmi nafsiga caafimaadka wuxuu ubadan yahay maskaxda bani’aadamka inta badan cudduradda ku dhaca maskaxda bani’aadamka waxaa lataacla ama daaweeya cilmi nafsiga,marka waxaan darreemi karnaa inuu muhiim u yahay noolaha qaasatan Bani’aadamka. 

2: cilmi nafsiga warshaddaha (industrial psychology) warshadduhu waa la’aanta cilmi nafsiga ee khusaysa aragtiyaha nafsiga ah iyo mabaad’ da ururadda,warshadduhu waxay qabtaan howlo kala duwan oo ay ku jiraan barashadda dabeecaddaha iyo hab-dhaqank shaqaallaha,hadafka guud cilmi nafsiga warshaddaha,waa in la barto ama la fahmo dabeecadda aadanaha. CILMI-NAFSI.

 3: cilmi nafsiga dabeecada ( Behavioural psychology) cilmi nafsiga dabeecadda ayaa saameyn wayn ku yeeshay bukaan socodka, Tussaale ahaan adeebacadda qofka marka aad rabtid inaad ogaatid waxaa la sameeyaa wuxuu diidaayo qofka ayaa lagu soo celceliyaa,bukaan socod waxaan u lajeedaa qofk dabeecaddiisu ebar tahay. Sidookale cilmi nafsiga dabeedda waa la’aan kamid ah cilmi nafsiga waxayna xariir la leedahay cilmi nafsiga bulshadda maxaa yeelay bulshadda qof aan dabeecadd la’hayn lama heshiin karo ama lama dhaqmi karro.

 4: social psychology (cilmi nafsiga bulshada) cilmi nafsiga bulshadda waa qayb kamid ah cilmi nafsig.ama cilmi nafsiga bulshadda waa qayb kamid ah cilmi-nafsiga guud oo si wayn looga tixgeliyo addunka,sidookalana waa daraasad cilmiyeed oo ku saabsan sida fikraddaha bulshadda loo hormariyo sidookale dareenka iyo shakhsiyaadka kala duwan ayuu saameyaa cilmi nafsiga bulshadda . Cilmi nafsiga bulshadda wuxuu ka maareyaa walaaca iyo niyad jabka bulshadda soo weeraro ama ay la kulmaan iyo arrimaha kale bulshadda si ay u wanaajiyaan go’aan qaashaddooda iyo hab-dhanka saxdda ah ee mustaqbalka ee ku salaysan faham dhaqankii horre. CILMI-NAFSI .

 Tussaale: waalidiintii horre ee 190s waxay la haan jireen dhaqamo gooniya halka jiilka hadda jirra ama dadyoga hadda jooga ay ayakuna lee yihiin dhaqan ugooniya,marka cilmi nafsiga bulshaddu dhaqankii horre ama midka hadda jirra waa soo hoos galayaa. Dhakhaatiirta cilmi nafsiga bulshadda waxay caadi ahaan usharaxaan dabeecadda bani’aadamka inay tahay natiijadda xadhiidhka ka dhaxeeya bulshadda iyo maskaxda. Barashadda cilmi nafsiga bulshadda ku saabsan waxay kaa caawin kartaa fahamka naftaada iyo addunka kugu xeeran,marka aad barato wax badan oo ku saabsan sida ay dadku u arkaan dadka kale,sida ay u dhaqmaan koox ahaan, iyo dabeecaddahooda loo ogaado waxaa kuu fududaanaysa inaad la’ dhaqanto.

3 siyaabood oo aad u adeegsan karto cilmi nafsiga go’aamadaada ( three methods used psychology ideas)


 1. Isticmaaal cilmi nafsiga si aad uhesho dhiiri galin: Hadii yoolkaagu yahay dhamaystirka wakhtiga kama dambaysta ah,miisaankaaga oo hoos udhaca,ama waxkale oo dhan,waxaa jira xeelado nafsi ah oo kaa caawin kara inaad hesho dhiirigalin,Tusaale ahaan usamee Hadafyo cad cad inta aad howsha ku jirto. Tani waxay kaa dhigaysaaa howsha guud Iney u muuqato mid la maareyn karo waxayna ku sii naysaa sabab aad naftaada uga abaal mariso marar badan. Ku abaalmarinta naftaada shaqo siwanaagsan loo qabtay Waxay maskaxda ku kicisaa iney rabto wax badan CILMI-NAFSI 14 oo kamid ah dareenkaas wanaagsan. 

2. Qosol si aad udareento farxad: Dareen waxoogaa hoos udadsan? Dhoola cadee inta aad awooddo! Maskaxdeenu aad bay u xoog badan tahay,laakiin sidoo kale way fududahay iney nucaas noqoto. Daraasaduhu waxay muujiyeen in markaan nafteena ku qasabno inaan dhoola cadeyno waxaan dhab ahaantii billownaa inaan dareeno farxad. 

3. Isticmaal cilmi nafsiga garashada si aad uhagaajiso xirfadahaaga go’aan qaadashada: Waxaan had iyo jeer la kulanaa go’aammo nolol maalmeedkeena Laakiin saameeynta go’aan sax ah mar walba ma sahlana Nasiib wanaag,cilmi nafsiga barashadiisa ayaa wax badan nabaray habka go’aan qaashada marka xigta ee aad isku dayayso inaad qaadato go’aaan weyn tixgali faa’idooyinka iyo qorshooyinka go’aankaaas. Is waydii sida go’aan gaar ah u qancin doonin shuruudo kasta oo aad yeelan karto. Ugu dambeyntii,ka fiirso go’aan kasta oo suura gal ah dhinacyo badan: caqli gal ah,shucuur leh,hal CILMI-NAFSI abuur leh,togan,toban,iyo wixii lamid ah. 

4. Iska indho tir: marka aad rabtid inaad howl ama sho aysan dadka Horran u qaban samee oo qabbo ,adigoo iska indho tiraya ama iska dhaga tirraya dadka.

Wednesday, April 5, 2023

Psychological tricks ( xujooyin kasmo-nafeed)

A few good ways to mess with your opponent are using cloaking and jamming units to make your opponent believe your units can teleport or are more numerous than they really are.


A good trick is to make a lot of Aeon scouts, then make them surround a factory. If your opponent has radar of the area, they will believe you have an army of engineers building an army of units, while you will just build scouts. Move the army within radar range of an outpost or base, then let your opponent move their ACU away from the spot. Use bombers or gunships to attack it as it flees.

However, if your opponent is aggressive, they may attack the army with one of their own that isn't made up of scouts. In that case, your army will be slaughtered, and the enemy will gain veteran xp. counter that scenario by self-destructing the units so they don't become punching bags. The reason the scouts have to be Aeon is so they can imitate naval units, so you can lure an enemy commander out of their base to escape your bombardment.

The simple objective of this tactic is to lure away enemy forces or their ACU, to either draw them out into battle or to make them try to escape a base they think is going to fall. If your opponent has read this article, then in order to draw them out anyway can lie in 2 simple actions.

One is to actually make some strong units, put the army in radar range, then peel off the front of your forces, or about half of your actual troops to scout the defenses and get a good feel for them. Then, send in your decoys, which still should be a little combat-worthy, like T1 tanks when you are T2. If the ACU leaves the seemingly doomed base, airdrop some actual troops to his position and bomb him.

The 2nd strategy involves some stealth and micro. Drop a deceiver and engineer or two engineers that should build a stealth generator as they land into a mass deposit on your opponent's side of the map. Then, capture the inevitable engineer coming to build a mass extractor, and a few others. Then, send a transport back to your base carrying the said engineer, and your opponent will, if cautious enough, will either quarantine and attack the area, or just let you go with said engineers. Now, here's the part where you cast the bait. drop the captured engineers in front of your base and build a few of their factories {this works great if the captured engineers are seraphim}. If the factories are seraphim, they will show on the map that they have been created no matter the radar or LOS. Leave the factories undefended, while making them produce their faction's best unit at the current tech level, like obsidians and harbingers with ascendants for Aeon, deceiver brick and loyalist for Cybrant, mongoose Percy and MML's for UEF, and some seraphim mobile shields, mobile flak, and siege tanks. Don't forget to take one of the captured engineers far from your primary base but if it is a seraphim engineer then don't make it build anything. If it isn't seraphim then make it build in the corner, out of enemy omni range.

Now the strategy takes affect. Your opponent will either be crushed by your supreme army or have to come eliminate the tech you borrowed from them. If you are facing an aggressive opponent then be prepared to have at least 6 strategic bombers, as they might send in their ACU to help out. If your opponent is Cybrant then always have at least 3 Omni's in your base and one on your captured tech outpost, as the Cybrant may try cloaking and stealth. Once the ACU is identified, then bomb it with those strategic bombers. If your opponent doesn't bring in their ACU, then focus on just defending and gathering your army in front of his base.

If your opponent has their ACU in their little AA, PD, AN and shield shrine then devastate their base, and take out their radar. Keep your army at their destroyed base, reclaim it if you want the mass for an experimental resource generator or strategic missile launcher, then complete it. I'm sorry if this strategy is too boring or long for you but I personally enjoy it best this way from Matthew Plichta.

Gather all of your forces in one direction of the little haven and send a few air scouts. If the shields are failing then bomb it. If they are barely sustaining themselves or doing fine then drop some of your opponents engineers in the outer perimeter{they have to be from the same faction of your opponent so he can't steal your tech}. Locate the source of their power income. If their is no obvious source then it is the enemy ACU with a resource allocation upgrade. Prepare a few strategic bombers in the side of the map and find out whether your opponent is building up their base and troops and where. Send your army, which should be massive by now, and attack the area. If the ACU escapes the wreckage then bomb him with your strategic bombers. 

XIRFADAHA CILMI NAFSIGA ( SKILLS OF PSYCHOLOGY):

Cilmi-nafsiga wuxuu lee yahay xirfado badan,laakiin dalkeena Soomaliya aan laga aqoonin,xirfadahaasina waa kuwa aan awoodno, ma aha kuwa aan awoodi waynay, haddaba akhriste waxaa laguugu dhiirigelinayaa inaad barato xirfadaha cilmi-nafsiga, buugaan ama dhiganahaan waxaad ku baran doontaa xirfado ku saabsan cilmi nafsiga :

  Isgaarsiinta: isgaarsiintu si cad ayay muhiim ugu tahay xirfad kasta. Laakiin waxay si gaar ah muhiim ugu tahay marka la baranayo dabeecada aadanaha. 

 Tirada: dadka bartay cilmi-nafsiga waa inay haystaan meel lagu ogaado tirada xayawaanada iyo dhirta si loo ogaado tirada sadax ah ee ku nool dunida ,tiradda in la ogaado waa kaalin wayn oo ku salaysan cilmi-nafsiga,sidookale cilmi-nafsiga waxaa loo adeeg sadaa in tirada saxdaa ee dadka lagu ogaado. 

 Cilmibaaris: sikastaba ha ahaatee doorka cilmi-nafsigu ,cilmi baaristu waxay ka ciyaartaa qayb muhiima, hadii aad rabto inaad sameyso tijaabooyin hore loo sameeyay ama ku wa aan la samaynin waxaad u baahan tahay cilmibaaris ,Tusaale waxaa jira joornaalo saynis ah ku waa soo la helay toban sano ka hor waxaad rabtaa inaad hesho joornaaladaas waxaad CILMI-NAFSI samaynaysaa cilmi-baaris ku salaysan cilminafsiga,waana fursad ka banaan dalkeena Soomaaliya,waxaa loo baahan yahay dhalin yar ka shaqaysa cilmi-baaris ku salaysan dalkeena.

  Dulqaad: natiijooyinka cilmi-nafsigu waxay badanaa qaadan karaan sanado si loo arko ,ha ahaato cilmi-baaris aad sameysay ama shaqo aad u qabatay Bukaan,laakiin si hormar loo gaaro waxaa loo baahan yahay dulqaad ,waa inaad awood u lee dahay inaad naftaada dhiirigeliso xitaa marka ay natiijadu ay noqon wayso sida aad rabtay,cilmi-nafsiguna waa qodobka uu diirada saarayo. Noocyada: magac aqoon yahan cilmi nafsiyeedka ah ayaa badanaa loo is ticmaalaa erey buste ah si uu usharaxo qof kasta oo kashaqeeya cilmi nafsiga,laakiin waxaa jira farqi udhaxeeya noocyada kala duwan ee cilmi nafsiga. 

Tusaale ahaan,dhakhaatiirta cilmi nafsiga oo loo yaqaan cilmi-nafsi-yaqaanada waxay la shaqeeyaan dad ay kala kulmaan dhibaatooyin maskaxeed ayna sameeyaan howlaha sida qiimeynta,ogaanshaha iyo daaweynta macaamisha. Nooc kale oo cilmi nafsi yaqaan ah waa cilmi nafsi yaqaan nafsiyeed, xirfadlayaashaan waxay la shaqeeyaan ganacsiyada iyo ururada kale si ay u xaliyaan Arimaha la xadhiidha goobta shaqada,waxaa la gayaabaa in ay xoga saaraan goobaha shaqada oo amaan ah oo wax ku ool ah CILMI-NAFSI 10 ama abuuraya qaabdhismeed urur oo kordhiya wax soo saar iyo wax qabadka. Sidee ayaad u ogaaneysaa nooca cilmi nafsiga ee aad donayso inaad noqoto. Hal arin oo lagu ogaan karo waa inaad tixgaliso xirfad ku saleysan caafimaadka maskaxda ama melaha ku shaqada leh caafimaadka maskaxda. Goobaha gaarka ah: Marka aad haysato fikrad ku saabsan nooca cilmi nafsiga ee aad jeclaan laheed Inaad noqotid, waxaad markaas diirada saari kartaa qorshahaaga xirfadeed ee degaankaaga takhasuska ah oo u muuqda inuu ku haboonyaahy yolkaaga Iyo danahaaga. Haddii aad cilmi baaris ama aad xiiseynayso in lagu dabaqo fikradaha maskaxdaada dhabta ah,waxaa jira meelo badan oo u gaar ka ah cilmi nafsiga waxaa kamid ah cilmi nafsiga caafimaadka ,cilmi nafsiga baarista,Cilmi nafsiga ururka iyo cilmi nafsiga bulshada.

Tuesday, April 4, 2023

Dadkii ugu horreyay ee cilmi-nafsi yaqaan ah(first people psychologists)

Wilhelm wundt 1832-1920 wuxuu ahaa seynisyahan kii ugu horreyay oo cilmi nafsi yaqaan ah, magac buugiisa wuxuu ahaa (principles of psychological) waxaa la daabacay 1873 Wundt waxa uu cilmi-nafsiga u arkay daraasad cilmiyeed oo khibrad miyir leh,wuxuuna rumeysnaa in himilladda cilmi nafsiga oo ay tahay in la aqoon saddo cilmi-nafsiga. Wundt waxa uu isticmaalay introspection(waxa uu ugu yeedhay aragti guddaha ah) waa hab lagu ogaado waayo aragnimadda qofka sida ugu macquulsan ee suurta galka ah,isaga oo maskaxda bani’aadamka ka dhigay sida dhinac kasta oo kale oo dabiici u ah saynisyahanku arkay. William jemes (1842-1910) waxa uu ahaa cilmi nafsi yaqaankii ugu horray dalka mareykan ka ah kaas oo ka qaatay aragti kaduwan sida cilmi nafsiga u shaqeeyo. James aragtidiisa waxay aheed in kobaca garaadka kor loo qaaddo wuxuuna aqbalay sharraxaada sifooyinka noolaha ,laakiin Wilhelm wundt way ka duwaneed Aragtidiisa.

Xiligii qarnigii 17aad falsayahanad u dhalatay dalka faransiiska ee oo loo yaqaan (Rene Descartes) waxay soo bandhigtay fikrad ah in dadku ay ku kala duwan yihiin dabeecada. sidookale waxay ka qayb katahay dhacdooyinka cilmi nafsiga ee aasaasiga ah ee cilmi ahaaneed Cilmi nafsi gii hore oo ku saabsan maskaxda iyo dabeecadaheeda ayaa saameyn baaxad leh ku yeeshay mudadii u dhaxeeysay bartamihii 1800aad nin u dhashay waddanka mareynka ka oo loo yaqanay wilhelm wundt( foonti) ayaa is ticmaalay hab cilmi baaris ah si loo baadho dabeecada dadka. Wilhelm wundt Buugiisa waxaa la daabacay 1871 - 1874,mabaadi’da cilmi nafsiga fiyolojiga,ayaa sharaxay qaar badan oo kamid ah is ku xirnaanta ugu weyn ee seyniska cilmi nafsiga iyo daarasada fekerka aadanaha CILMI-NAFSI 6 iyo Hab-dhaqankii sa. Wundt wuxuu u mar dambe furay shaybaadhkii ugu horreeyay dunida ee 1879-dii jaamacada leipzig. munaasabadaas waxaa guud ahaan loo tixgeliyay bilowga rasmiga ah ee cilmi nafsiga oo ah anshax cilmiyeed oo kala duwan. Sidookale william james wuxuu u muuqday mid ka mid ah takhaatiirta cilmi nafsiga ee mareynka inta lagu guda jiro wakhtiga uu daabacay bugiisa caadiga ah, mabaaadi’da cilmi nafsiga, william James waxaa loo aqoon saday inuu yahay aabaha cilmi nafsiga ee dalka mareynkanka Bugiisa markiiba wuxuu noqday buuga ugu saameynta badan dalka mareynkan ka sidookale wuxuu sharaxay mabaadii’da aasaasiga ah ee dugsiyada cilmi-nafsiga fikradiisa ee cilmi nafsiyeed 1913-kii oo ahaa dhaqdhaqaaqa aragtida Waston ayaa markii dambe ka baxay si uu buxiyo qeexitaankiisa buugiisa dabeecada dabiiciga ah uu qoray 1914. Aragtiyo cusub ayaa la soo saaray sanadkii 1914 ayaa waxay sharaxayaan dabeecada aadanaha iyo shakhsiyada Aadanaha, cilmi-baaristii ugu dambaysay oo cilminafsiga ku saabsan ayaa waxay eegaysaa dhinacyo badan oo kamid ah waayo-aragnida aadanaha,laga bilaabo sanadkii 1915 dabeecadda Aadanaha ayaa si tartiib tartiib ah u sameeyay cilmi-nafsigu sidookale wuxuu saameyn ku yeeshay arrimaha bulshada iyo Habdhaqanka aadanaha. CILMI-NAFSI 7 Sidookale cilmi nafsigu wuxuu kayimid laba eray oo gariig ah oo gaar ah -psyche,oo micnaheedu yahay “naf,” “nolol,” ama “maan,” iyo logia ,oo micnaheedu yahay Barashada si fudud Hadii loo dhigo cilmi nafsigu waa barrashada maanka.

PSYCHOLOGY ( kasmo- nafeed)

Psychology is the scientific study of mind and behavior in humans and non-humans. Psychology includes the study of conscious and unconscious phenomena, including feelings and thoughts. It is an academic discipline of immense scope, crossing the boundaries between the natural and social sciences. Psychologists seek an understanding of the emergent properties of brains, linking the discipline to neuroscience. As social scientists, psychologists aim to understand the behavior of individuals and groups. the first letter of the Greek word psyche from which the term psychology is derived (see below), is commonly associated with the science.

A professional practitioner or researcher involved in the discipline is called a psychologist. Some psychologists can also be classified as behavioral or cognitive scientists. Some psychologists attempt to understand the role of mental functions in individual and social behavior. Others explore the physiological and neurobiological processes that underlie cognitive functions and behaviors.

Psychologists are involved in research on perceptioncognitionattentionemotionintelligencesubjective experiencesmotivationbrain functioning, and personality. Psychologists' interests extend to interpersonal relationshipspsychological resiliencefamily resilience, and other areas within social psychology. They also consider the unconscious mind.


 







Research psychologists employ empirical methods to infer causal and correlational relationships between psychosocial variables. Some, but not all, clinical and counseling psychologists rely on symbolic interpretation.

While psychological knowledge is often applied to the assessment and treatment of mental health problems, it is also directed towards understanding and solving problems in several spheres of human activity. By many accounts, psychology ultimately aims to benefit society. Many psychologists are involved in some kind of therapeutic role, practicing psychotherapy in clinical, counseling, or school settings. Other psychologists conduct scientific research on a wide range of topics related to mental processes and behavior. Typically the latter group of psychologists work in academic settings (e.g., universities, medical schools, or hospitals). Another group of psychologists is employed in industrial and organizational settings.[7] Yet others are involved in work on human development, aging, sports, health, forensic science, education, and the media. 

Characteristics of a good leadership (Astaamaha Hoggamiyah wanaagsan)

 Dhamaan Hoggaamiyeyaasha wanaagsani Waxay adeeg saddaan ugu yaraan qaarkamida astaamahaan Wadda jir ahaan,waxay ka kooban yihiin laf-dhaba...