2. Qosol si aad udareento farxad: Dareen waxoogaa hoos udadsan? Dhoola cadee inta aad awooddo! Maskaxdeenu aad bay u xoog badan tahay,laakiin sidoo kale way fududahay iney nucaas noqoto. Daraasaduhu waxay muujiyeen in markaan nafteena ku qasabno inaan dhoola cadeyno waxaan dhab ahaantii billownaa inaan dareeno farxad.
3. Isticmaal cilmi nafsiga garashada si aad uhagaajiso xirfadahaaga go’aan qaadashada: Waxaan had iyo jeer la kulanaa go’aammo nolol maalmeedkeena Laakiin saameeynta go’aan sax ah mar walba ma sahlana Nasiib wanaag,cilmi nafsiga barashadiisa ayaa wax badan nabaray habka go’aan qaashada marka xigta ee aad isku dayayso inaad qaadato go’aaan weyn tixgali faa’idooyinka iyo qorshooyinka go’aankaaas. Is waydii sida go’aan gaar ah u qancin doonin shuruudo kasta oo aad yeelan karto. Ugu dambeyntii,ka fiirso go’aan kasta oo suura gal ah dhinacyo badan: caqli gal ah,shucuur leh,hal CILMI-NAFSI abuur leh,togan,toban,iyo wixii lamid ah.
4. Iska indho tir: marka aad rabtid inaad howl ama sho aysan dadka Horran u qaban samee oo qabbo ,adigoo iska indho tiraya ama iska dhaga tirraya dadka.
No comments:
Post a Comment