Waa maxay cilmi-nafsiga shaqsiyadda?
cilmi nafsiga shaqsiyadda waa mid ka mid ah laamaha
cilmi-nafsiga ee ugu waa weyn uguna caansan.
Sidookale shaqsiyadu waa barashadda shakhsiyadda
aadanaha iyo sida ay u kala duwan tahay shakhsiyaadka
iyo dadka.
Cilmi-nafsiga shakhsiga waa barashadda kobcinta
shakhsiyadda iyo astaamaha shakhsiyeed.
Sidookale cilmi-nafsiga shakhsiyada waxaa la baranaayay
2000 sano,waxayna bilaawatay Hippocrates waxayna ku baah sanayd aragtida man-dorriyaha iyo
aragtidda astaamah. Sidookale shakhsiyada waa laan cilmi-nafsi oo daraaseeya shakhsiyadda iyo kala
duwanaashaha shaqsiyaadka.
Waxay u jeedadu tahay inay muujiso sida dadku shaqsi
ahaan u kala duwan yihiin.
Sababo la’Xariira xogag nafsi saani ah.
Meelaha diirada la saarayo waxaa ka mid ah:
Baaritaanka dabeecadda aaddanaha iyo isu ekaanshaha
nafsiyeed ee u dhaxeeya shakhsiyaadka.
Shakhsiyaddu waxay kaloo tilmaameysaa qaabka
fikiraddaha,dareenka hagaajinta bulshadda iyo
dabeecaddaha si joog ta ah loo muujiyo wakhti kadib oo si
xog leh u saameeya fillashooyinka qofka,isfahamka,qiyamka iyo dabeecadaha.
Shakhsigu wuxuu kaloo saadaaliyaa fecelinta aadanaha ee
dadka kale.
Gordon Allport( 1937) wuxuu sharaxay laba siyaabod oo
waaweyn oo lagu barto shakhsiyadda : miyir-beelka iyo
hadal-haynta.
Cilmu-nafsiga nomothetic-ku wuxuu raadiyaa sharciyo
guud oo lagu dabaqi karro dad badan oo kala duwan,sida
mabda’a is-dhaqaajinta ama astaamaha is-badelka.
Cilmi-nafsiyeedku waa is kuday lagu fahmo dhinacyada
gaarka ah ee shaqsi gaar ah. Ujeedada ,
Cilmi-nafsiga shakhsiga waa in la ogaado sababta ay
dadka u kala duwan yihiin.
Caqiiqdadooda,dabeecadahooda,shakhsiyadooda.
Nooc yada shakhsiyada:
Daraasaad cilmi baaris oo lagu sameeyay hab-dhaqanka
Bani’aadamka ayaa shakhsiyada aadanaha u kala saartay
afar nooc
● Rajo wanaagsan
● Rajo xumo
● kalsoonida
● xaasidnimo
Rajo wanaagsan
Qiyaastii 20% dadka dunida ku nool ayaa la aamin san
yahay inay lee yihiin shakhsiyadaan ,qofka Hididilo leh
xaalad kasta wuxuu ku sug nadaa rajo wanaagsan ,intaa
waxaa sii dheer dadkaan waxay noqon karaa kuwa niyad
jabsan xaaladaha qaarkood.
Rajo xumo
Qofka rajo-beelka ahi waxaa laga yabaa inuu ka shakiyo
wax kastoo ku xeeran 20% dadka shakhsiyaadan leh ayaa
la aamin san yahay ku nool yihiin dunida,sidookale
dadkaan malahan Rajo wanaagsan laakiinse waxay lee
yihiin Rajo xun, Tusaale dadkaan waxay Rajayaan Rajo xun oo ma rajayaan Rajo wanaagsan ama waxay Rajay
Haayaan ayaa ah wax wanaagsan.
Kalsoonida
Qiyaastii 20% dadka dunida ku nool ayaa la’aamin
sanyahay inay lee yihiin shakhsiyadaan mid ka mid ah
sifooyinka wanaagsan ee kalsoonida dadka waa inay
aaminaan nafsadooda waa kalsoonida ugu wayn, waana
sifo aad ugu wanaagsan inay u muuqataa shakhsiyad ay
dad badani lee yihiin,inaad naftaada kalsooni ku qabto
waa kalsooni kuu gaara waana shakhsiyad wanaagsan.
Xaasid nimo
Tirada shakhsiyadaan leh way ku kala duwan tahay
bulshada ,cilmi baaris la sameeyay ayaa looga hadlay
shakhsiyadaan dadka leh 30% dadka dunida ku nool ayaa
leh shaksiyadaan ,sidookale dadkaani waa dad aan
ogolayn Hormarka dadka markay rabaan inay ka
hortagaan dadka Hormarka waxay ku sameeyaan niyad
jab aan dhamaad la hayn
Micnaha loo la jeedo shakhsiyadda:
Shakhsiyadda waa sifooyin firfircoon oo abaabulan oo uu
lee yahay qofka si gaara u saameeya
deegaankood,dareenka,dhiirigelinta iyo dabeecadaha
xaaladaha kala duwan.
Shakhsiyadda waxay ka soo jeedaa eray laatiin ee
personal kaas soo loola jeedo maaskaro masraxeed.
Shakhsinimadda “waa dabeecadd firfircoon oo habaysan oo uu lee yahay qofku si gaar ah u saameeyo deegaankiisa
,garashadda ,dareenka, dhiirigelinta iyo dabeecaddaha
xaalladaha kala duwan erayga shakhsiyada ama qofnimo
wuxuu ka yimid laatiin, oo micnihiisu yahay “maaskaro”
Shakhsiyaddu waxay sidookale tixraacaysaa qaabka
fikirka, dareenka,hagaajinta, dabeecadda si joogta ah loo
soo Bandhigo wakhti kadib kuwaas oo si xoogan u
saameeyo waxa uu qofku fillaayo ,sidda aragtidda,
qiyamka,shakhsiyaddu waxay sidookale saadaalisaa
falcelinta Bani’aadamka ee dadka kale ,dhibaatooyinka
iyo walbahaarka.
Barashadda shakhsiyadda:
Barashadda shakhsiyaddu waxay lee dahay taariikh
ballaaran oo kala duwan xagga cilmi nafsiga ,oo leh
caddooyin aragtiyeed oo badan.
Aragtiyadda ugu waa wayn waxaa kamid ah aragtidda
(sifadda ) aragtidda nafsiga ah ,cilmi nafsiga, bayoloojiga,
dabeecadd ya-qaanka ,kobcinta iyo aragtidda barashadda
bulshadda
Shakhsiyadda waxay lee dahay taariikh ballaadhan oo
kala duwan xagga cilmi-nafsiga,oo leh caddoyin
aragtiyeed oo fara badan. Aragtiyadda ugu weyn waxaa
ka mid ah aragtida ka-Bixitaanka (sifo), cilminafsiyeedka,Bani-aadanimada,bayoolojiga,dabeecadda,
aragtidda horrumarineed,iyo aragtidda barashadda
bulshadda.
Si kastaba ha ahaatee,cilmi-barayaal badan iyo cilmi- nafsi yaqaano badan si cad uma tilmaamaan naftooda
aragti gaar ah oo halkii ay ka qaadan la hayeen hab-isku
dhafan.
Sidookale in qof walba shakhsiyadiisa leh
Cilmi-nafsiga bulshadda iyo cilmi-nafsiga shakksiga:
Cilmi-nafsiga bulshadda iyo cilmi nafsiga shakhsiga waa
noocyo kamid ah cilmi-nafsiga tijibaada taas oo
micnaheedu tahay in guud ahaan labaduba xan baar San
yihiin Horumarinta iyo ballaarinta aragtiyaha marka la
eego sida loogu dabaqi lahaa aragtiyahaas dunidan la
taaban karro.
Labaduba waxay nabarayaan hab-dhaqanka heer bulsho
iyo mid gaara ahaaneed.
Meelaha ay isku midka ka yihiin :
Cilmi-nafsiga bulshadda iyo cilmi-nafsiga shakhsi
ahaaneed waxay isku mid ka yihiin ama iska-shabahaan
Cilmi-nafsiga wuxuu caan ku hayhay marka bulsho badan
meel isugu timaaddo waxaan aragnaa qof bulshaawi ah
oo furfuran yacnii qofkaas marka shakhsiyan waa qof
furfuran,qofkaas labadaba waa isku darsaday, cagsigeeda
bulshaddu haday meel isugu timaaddo waxaan inta
badan aragnaa qof iska aamusan, yacnii qofkaas xagga
bulshadda wuu ka xirxiran yahay midda shakhsidda ah
ayaddana waa qof aan lafahmi karrin,bulshadda iyo shakhsi ahaan tiisaba waa ka xirxiran yahay.
Marka labadaa qof ayaan tusssaalle u soo qaatay waxaan
darreemayaa inaad fahantay akhriste