NIMCAAN-BOSS Official Web-Page: The man who speaks a lot and the man who speaks a little ,who possesses women's hearts (Ninka Hadalka badann iyo ninka Haddalka yar midkee Hanta qalbiyada dumarka:

Followers

Saturday, April 15, 2023

The man who speaks a lot and the man who speaks a little ,who possesses women's hearts (Ninka Hadalka badann iyo ninka Haddalka yar midkee Hanta qalbiyada dumarka:

 Ninka Hadalka badann iyo ninka Haddalka yar midkee Hanta qalbiyada dumarka:

Muddo toban sano kudhawaad ah ayaa khubaro u dhalatay dalka kanada oo baadhitaan ku hayay nooca ragga ee dumarku ka helaan, ayaa la sheegay in Raggu hadalkooda yar yahay ee kalmadaha gaagaaban adeegsadda ay soo jiitaan dumarka,

 islamarkaana Hantaan qalbiyadda haweenka,iyadoo dumarku aamin sanyihiin in hadal yaraantu tahay astaan muujineysa ragganimadda qofka ama ninka. 

Haweenka oo celcelis ahaan hadalkoodu ku soo labanlaamayo ragga,ayaa maskaxdoodu u sameysan tahay in hadalku si xowli ah u socdo,iyagoo khubarado sheegay marka haweynaydu la kulanto nin hadal badan waxay aaminaysaa in uusan lahayn ragganimo wayn,mana daneeyaan ninka saas u hadal badan,halka ragga aad ka u hadalka yar ay dumarku aad ugu dhag nuglaadaan. 

Cilmi-baarayaasha reer kanada ah ayaa sidookale baaritaan ku sameeyay,codka ragga kalmahadaha ay isticmaalaan iyo lahjadaha ay adeegsadaan ayaa la ogaaday in haweenku ay jecel yihiin ragaas Ragga codka dhaadheer iyo haweenka codkooda si fiican loo maqlo ayaa noqday kuwa dunida ugu soo jiidashada badan.

No comments:

Post a Comment

Characteristics of a good leadership (Astaamaha Hoggamiyah wanaagsan)

 Dhamaan Hoggaamiyeyaasha wanaagsani Waxay adeeg saddaan ugu yaraan qaarkamida astaamahaan Wadda jir ahaan,waxay ka kooban yihiin laf-dhaba...