Jaamacaddaha lagu barto cilmi nafsiga way farra badan yihiin bugaan waxaad ku baran dontaa 12jaamacaddood oo lagu barto cilmi nafsiga uguna caansan addunyada aan maanta joogno
1: Harvard university waa jaamacad lagu barto cilminafsiga waxay siisaa ardayda deeq wax Barasho iyo ikhtiyaaro maaliyeed ardayda heerka kobaad ee jaamacadda iyo kuwa ka qallin jabiyey. Jaamacadani waxay ku tallaa cambridge Massachusetts waxaa la aasaasay sanadkii Semtermer 8, 1636.
2: Stanford University waa jaamacad kamid ah 12ka jaamacadood ee lagu barto cilmi nafsiga waxayna ku taalaa wadanka silicon jaamacada Stanford waxaa la aasaasay sanadkii Nemvember 11,1885
3: UCL waa jaamacad iyadana kamida ah jaamacaddaha lagu barto cilmi nafsiga waxaa la aasaasay sanadkii 1825 iyada u jeedadeedu tahay waxbarasho tayo leh.
4: university of oxford waa jaamacada ugu wanaagsan cilmi nafsiga waxayna ku jirtaa kaalinta sadexaad jaamacaddaha ugu sareeya yurub xagga cilmi nafsiga. Oxford waxaa la aasaasay sanadkii 1096.
5:university of Chicago waxay kamid tahay jaamacaddaha lagu barto cilmi nafsiga waxaana la aasaasay sanadkii 1893.
6: princeton university waxay ka mid tahay jaamacaddaha lagu barto cilmi nafsiga waxaana la aasaasay sanadkii 1746.
7: Amsterdam university waxay kamid tahay jaamacaddaha lagu barto cilmi nafsiga waxaana la aasaasay sanadkii 1632.
8: Columbia university waxay kamid tahay jaamacaddaha lagu barto cilmi nafsiga waxaana la aasaasay sanadkii 1754
9: university of California waxay kamid tahay jaamacaddaha lagu barto cilmi nafsi waxaa la aasaasay sanadkii 1919 waana jaamacad samaysay cilmi baaris waxayna ku jirtaa jaamacadda labaad ee ugu faca wayn cilmi nafsiga.
10: university Michigan waxay kamid tahay jaamacaddaha lagu barto cilmi nafsiga waxaana la aasaasay sanadkii 1817
11: university of Pennsylvania waxay kamid tahay jaamacaddaha lagu barto cilmi nafsiga waxaana la aasaasay sanadkii 1740.
12: university of Toronto waxay kamid tahay jaamacaddaha lagu barto cilmi nafsiga waxaana la aasaasay sanadkii march 15,1827
No comments:
Post a Comment