Sanadkii 2016-kii waxaa dunidda ka dhacay isbadallo siyaasadeed oo badan. Kuwaas oo ka hor imaanaya mala-awaal ku aadan dunidda siyaasadda oo laga yaabo in badani u qaateen wax aan jirin.Tussaale ahaan Boqortooyada midowday tan waxaa laga arki karaa “Brexit" ( yacnii a fiitadii loo qaaday in britain ay ka baxdo midowga yurub) iyo USA doorashadii lama filaanka aheed ee Donald Trump ee madaxweyne.tani maaha uun is badellada siyaasadeed waxay sidookale matalaan is badallo qoto dheer waxaana kamida sida ay dadku is ku arkaan.
Cilmi nafsi waxbarashadeed wuxuu isku dayaa inuu fahmo dhacdooyinka siyaasadeed ee noocaas ah isagoo waydiinaaya su'aalo aasaasiya uu ku saabsan sida iyo sababta ay dadku ula falgalaan geedi socodka iyo qaab dhismeedka siyaasadeed.
Cilmi nafsiga siyaassadu waa goob tecliimeed oo isku dhamaan. Oo isku dayaysa in lafahmo siyaasadda,siyaasiyiinta,iyo habdhaqanka siyaasadeed dhinaca maskaxda. Iyadoo xadidaad u leh taariikhdu markey aheed 1800kii,khubaradu cilmi nafsiga siyaasadu waxay adeegsadaan sharraxaada iyo garashada iyo Bulshada si ay daaraaseeyaan habdhaqanka siyaasiyiinta, aasaaska caqiidadooda is-badellka siyaasadeed ee u dhaxeeya xisbiyada iyo natiijooyinka hab-dhaqanka siyaasadeed. Iyada oo leh xadido dib ugu soo laabanaaya 180kii khubaradda cilmi nafsiga siyaasaddu waxay guuda diirada saareen daraasadooda dabeecadeed aadanaha maadaama ay la'xariirto sayniska siyaasadeed,ku xirnaanta xisbiyada siyaasadda,codbixinta,aragtidda ddawaynaha ee siyaasiyiinta iyo sharciga dowladda iyo inkabadan maanta, saameynta argagixissada.
Cilmi nafsiga siyaasadda wuxuu kaloo quseeyaa geedi - socodka iyo go'aan qaaadashadda siyaasiyiinta laftoodu iyo saameynta ay ku leeyihiin dadwaynaha. Qaybaha kaladuwan ee cilmi nafsiga Cilmi nafsiga waxbarashada,cilmi nafsiga siyaasadda cilmi nafsiga dhaqaalaha cilmi nafsiga ganacsiga
Cilmi nafsiga siyaasadda wuxuu bixiyaa aragti kusaabsan
sidda hababka dunidan dhabta ahi u dhaxgalaan oo ay u
saameeyaan go'aan qaadashada siyaasadeed.
Sidee looqoro talooyink siyaasadeed oo waxqabad
leh:
Marka aad qorreyso siyaasad kooban waxaa jiira wax
yaabo badan oo la rabo inaad tixgaliso
Qoraalka siyaasudu wuxuu noqday aalad “aada" ee
fududeynta siyaasaddaha Ku saleysan caddeynta.
Warbaxinta kooban ee siyaasaddu waxay doonaysaa iney
ku war galiso go'aan qaadaha ikhtiyaarada siyaasada ee
cadeyn ku-saleysan adag ku gaari doona natiijada la rabo
xaaladdo kala duwan. Iyadoo la abuuraayo siyaasad kasta
oo kooban waxaa rajayneynaa inaan helno siyaasad da
jiye wanaagsan marka aad rabtid inaad inaad tallooyin ka bixiso siyaasada waxaa qasab kugu ah inaad adiga
taqaanid xeerarka siyaasadda.
No comments:
Post a Comment