1 : wilhelm wundt (1832_1920)
Wilhelm wundt waxaa inta badan lagu tiriyaa inuu cilmi nafsiga ka dhigay seynis gaar ah. Wuxuu qorrey Buugiis ugu horeyay Ee cilmi nafsiga ka hadlaayay sanadkii 1874 tii mabaadi'da cilmi nafsiga jirka sanadkii 1879,wundt wuxuu furay macahadka cilmi nafsiga Tijaabada ee jaamacadda leipzig. Markuu sidaas sameeyay, wuxuu abuuray shaybaarkii ugu horreyey si uu u abuuro ifafaalaha nafsiga ah oo kaliya. Ka hor abuuri taankiisa,cilmi nafsiga ayaa lagu hoos qaatay maddooyinka falsafadda iyo bayoolojiga. Wundt wuxuu ahaa qofkii ugu horreyay ee howl galliya hannaanka is-baaridda, oo sidookale loo yaqaan uur-kutaallo si loogu is ticmaallo tijaabada dad badani waxay u arkaan inuu yahay abbaha cilmi nafsiga.
2: sigmund Freud (1856-1939)
Majiro hal Shay oo cilmi nafsiga ah oo caan ku ah sigmund freud isaguna waa- aabaha cilmi nafsiga wuxuuna ahaa qofkii ugu horreyay ee baarra hababka maanka miyir beelka ah.waxaana loo maleynayaa inuu ikhtiraacay daaweynta hadalka. Wuxuu malla awaalay in qaaab dhis meedka maskaxdu ku haboon yahay, ego iyo supereg . Waxaa kale uu sharaxay habka wareejinta wuxuuna soo Bandhigay fikradda hababka difaaca. Sidookale wuxuu ahaa qofkii ugu horreyay ee aragti ka sameeya hormarka aaddanaha isagoo soodhajiyey marxalado nafsaani ah.
3:mary whiton calkins(1863_1930)
Ma aha in haweenku ay ku haboon yihiin inta badan dhakhaatiirta cilmi nafsiga. Dumarkii maalmihii horre ee cilmi nafsiga ayaa u gogal xaadhay haweenka maant. In kastoo ay jireen dhowr haween oo hormuud u ahaa midna kuma jirin aasaaska Mary whiton calkins. Waxay aheed hawaynaydii labaad ee dhamaystirtay shaqada laga maarmaanka u ah pH.D xagga cilmi nafsiga lakiin lama siin shahaadada maxaa yeelay Harvad si rasmiya uma aqrin dumarka wakhtigaas. Sidookale waxay markii dambe noqotay hawaynaydii ugu horreyay ee u adeegta ururka cilmi nafsiga marreyn kanka. Intaa waxaa sii dheer iyadu waxay ka mid ahed dadkii ugu horreyay ee rumaysta in barashadda cilmi nafsigu ay tahay in lagu salleeyo miyir qabka loo arko iney la xariirto deegaan keeda.
4: Kurt lewin (189-1947)
Lewin waxaa loo yaqanaa aabaha cilmi nafsiga bulshada ee casriga ah sababta ugu weyna waa adeegsiga tijaabinta si uu u barto dhaqanka bulshada. Wuxuu qaatay mowqif cusub oo ku saabsan dabeecadda iyo dooddii barbaarinta. Aragtida bartiisu waxay soobandhigtay iney tahay is-dhaxgalka ka dhaxeeya qofka iyo deegaankiisa kaas oo saameeya shaqsiyada qofka. Wuxuu kamid ahaa dadkii ugu horreyay ee bartay qaababka hoggaamineed ee urur iyo is dhaxgalkooda. Runtii wuxuu curiyey weedha koox kooxeed goobta cilmi nafsiga warshaddaha/ ururka inta badan waxay soo baxeen aragtiyadiisii. Waxaa laga yabaa inay ugu muhiimsan tahay “tabarkiisa xasaasiga ah” waxaa loo adeegsaday la dagaalanka cuqdad jinsi iyo diimeed oo aad u fog kor dhaqdhaqaaqa Xuquuqda waddaniga.
5:Jean piaget (1896_1980)
Piaget wuxuu soo saaray aragtida koobaad ee kori taanka garashada ilmaha. Waqtigaas wuxuu ahaa dhul _goyn. Korhor shaqadiisa caruurta waxaa la rumeysan yahay inay waddaagaan habka garashada ee dadka waa weyn. Aragtidiisu waxay si toosa u hor seeday soo bixi taanka cilmi nafsiga garashada iyo kobcinta. Wuxuu rumaysnaa in kobcinta garashada ay tahay geedi socod firfircoon si aysan caruurtu wax dhiba u haleelin. Piaget wuxuu soo saaray jumladdaha weedhaha nafsaaniga ah ee caanka ah, iyo is-Dhaxgalka Bulshada. Intaa waxaa sii dheer wuxuu ahaa u doodaha caruurta oo aad u adag wuxuuna u dagaalamay waxbarashada caruurta oo muhiim uh hormarka bulshada.
6: Carl Rogers (1902-1987)
Daawaynta macmiilka ku sallaysan ee Rogers waxay keentay hab cusub oo lagu eegayo xariirka teraabiistah iyo macaamiilka. Wuxuu ku dooday xuquuqda cilmi nafsiga iyo habdhaqanka Dabeecada Wuxuuna taa badalkeeda ka dhawaajiyey muhiimada isdhaxgalka kadhaxeeya compture iy macaamiilka. Rogers waxay aamiin saneed iney ixtiraaman wanaagsanaanteeda oo aan shuruud lahayn macaamiisha taas oo ka turjumaysa kor u kaca cilmi nafsiga. Wuxuu ahaa mid kamida hormuudka iyo dhaqdhaqaaqa cilmi nafsiga admiga Wuxuuna rumaystay aragtida ibraahim maslow,aragtidaas oo ah in dadku ku didaalaan iney iskooda u dhaqmaan. Shaqada Roger’s waxay aheed waxay dejisay heer daaweny oo taagero badan leh waxayna horseeday horumarinta kababka ugu casrisan ee tarbiyada cilmi nafsiga.
7: Erik Erikson (1902_1994)
Erikson wuxuu ahaa cilmi nafsi yaqaankii ugu horreyay ee dib udhiga shakhiyaddas oo soo koray noloshiisa oo dhan,isaga oo ka fogaaday aragtida freud ee fikirka nafsadda ee hormarka.aragtidiisa siddeeda mar xaladood waxay soo bandhigtay khilaaf qof kasta waa inuu ka gudbo si loo sii waddo geedi socodka horumarimeed. Wuxuu aad u danaynaayay sameynta aqoon siga wuxuuna saameyaaa aragtida dadka ”qalalaase aqoonsi” si kaduwan aragtida freud,Erikson wuxuu xoogga saaray qaangaarnimada. Waxaa loo malaynayaa in fikrada xiisada nolosha dhexe ay ka soo ifbaxday iska hor imaadka marxalada tobaad ee Erikson: abtirsiinta iyo fadhiidnimada.
8: BF skinner (1905_1990)
Skinner wuxuu ku dhisnaa shaqadda john waston iyo Edward Thorndike ee ku caan baxay cilmi nafsiga habdhaqanka iyo qoboojiyha hawl-wadeenka . Behaviorism-ku wuxuu dhajiyaa in ficillada aaddanaha ay jawaab u yihiin tilmaamaha deeganka. Ma tixgalinayso garashadda iyo dareenka shaqsiga. Runtii skinner marrumeysnayn rabitaanka xorta ah. Qarnidhigii 20aad, dabeecadda ayaa aheed iskuulka ugu sameynta badan xaga xariirka cilmi nafsiga iyo skinner wuxuu ahaa safka hore. Shaqdiisu waxay aheed xoojinta cilmi nafsiga.
9: Aaron Beck (1921-ilaayo wakhti xaadirkaan)
Daawaynta Dabeecadda garashadda (CBT) ayaa ahaa tan ugu caan san uguna cilmi baarista badan ee daaweynta nafsaani maanta. Inkastoo lagu doodi karo in Albert uu ahaa qofkii ugu horreyay ee soo bandhiga fikraddaha CBT,waxay aheed shaqada Aaron Beck oo aasaasay ku dhaqanka CBT sida aan maanta naqaano. Sidookale wuxuu faafiyey xiriirka ka dhaxeeya fikradaha iyo dareenka iyo dabeecadaha dadka Gaara ahaan markay dhacdo caqabada niyad kanka. Ka-sokow fikradaha garashada wuxuu sidookale carabka ku adkeeyay xariirka daaweynta wuxuuna abuuray mid kanid ah aaladdaha qiimeynta niyad jabka ugu caansan Beck Depression inventory(BDI).
10: Albert Bandura (1925-ilaayo wakhti xaadirkaan) Shaqadda bandura waxay aheed midi ugu horreysay ee CILMI-NAFSI 132 isku xirta dabeecadda oo leh cilmi nafsi garasho. Aragtidiisa bulshadeed waxay muu jinaysaa inaan wax kabarano daawashada dabeecada dadka kale. Kaliya maahan inaan ka jawaabno kicinta dibada. Tijaabadiisii caanka aheed ee bobo doll wuxuu soo bandhigay sida gardarada loo baran karo iyadoo si fudud loo maraayo. Intaa waxaa dheer wuxuu curiyey Ereyga is-wax-kuoolnimada,oo ah fikrad laga maarmaana barashada dhiiri galinta.
No comments:
Post a Comment